Taliye Ciidan oo ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu dilo iyo Khasaaro ka dhashay

Qarax nuuca miinada ah ayaa lagu weeraray gaadiid uu la socday Gaashaanle Sare Maxamed Daahir Abdulle oo ah taliyaha Guutada ilaalada madaxda Qaranka iyo hay’adaha muhiimka ah ee VIP ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa haleelay gaari Cabdi Bille ah oo booliiska leeyahay oo marayay agagaarka kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaana … Continue reading Taliye Ciidan oo ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu dilo iyo Khasaaro ka dhashay